NISA oo dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo ku socotay Al-shabaab (Sawirro)

Ciidanka Nabad sugida Sirdoonka Qaranka ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan qalab aad u badan oo ay lahayd Al Shabaab, kaas oo ahaa saanad kala duwan oo ay doonayeen in ay u adeegsadaan weerarada ka dhanka ah shacabka Soomaaliyeed. Sirdoonka Qaranka ayaa sidoo kale soo xir xiray shabakad balaaran oo ka koobnayd toban … Continue reading NISA oo dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad ciidan oo ku socotay Al-shabaab (Sawirro)